Bob Menendez oo kahor yimid mudo kororsiga ay Golaha Shacabka sameeyeen

Madaxa Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka Maraykanka Senator Bob Menendez, ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay mudo kororsiga shalay hay’adaha dowlada u sameeyeen Xildhibaanada golaha shacabka. Qoraal uu soo saaray Senator Bob Menendez, ayuu ku sheegay in mudu kororsi dadban la sameesto ay kahor imaaneyso dimuquraadiyada , waxa uuna cadeeyay in doorasho … Continue reading Bob Menendez oo kahor yimid mudo kororsiga ay Golaha Shacabka sameeyeen